Xisbiga Wadani Oo Dhalinyaro Badan Ku Soo Daweeyay..+Ciday Ahaayeen+Maxaa Loo Doorya?Halkan Ka Daawo

0
270

 

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani ayaa sare u qaday taageeda uu ka hasto magaalada burc wuxuun xalay xisbiga ku soo dhaweeyay taageera yaal mud wayan oo hudheelka kaafi buux dhaafiyay iyaga dhamaan ruxayay calanka astaanta u ah xisbiga wadani.

dhalin yaradan ayaa sheegtay inay xisbiga wadani ku doorteen hawalkarnimo iyo mustaqbalkooda oo uga dhex muuqday waxayan ku amaanen miilkii uu dalka u galay wakhtigii adkaa ee soo maray ee ayka mid ahayeen abaartii iyo xanuunkii shubanka.

Masuuliyiinta wadani ee heer gobal iyo mid qaranba ayaa sheegay inay aad ugu soo dhawaynayaan dhalinyaradan xisbiga wadani waxakale oo aya sheegeen inuu xisbigani yahay xisbi dhalin yaro oo ah mid lawada leeyahay ee uuna aha mid cid gaara aya leedahay’

gudoomiyaha gobalka ayaa yidhi “dhalin yaradu waad ka badha xisbiga waana ubaxa bari badali doona waa wax aan u baahanahay inaanu ku indho doog sano waanku farax sanahay inaad anala midawdaan waanu idin soo dhaynaynaa”

xalfadan ayaa ahada mid aad loo soo abaabulka kana muuqatay bandhiga fiican waan mid dhalin yarad u ah dhiiri galin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here