“ Yaa Dagaal Ridi Kara Garoowe yaa La Waayi Doonaa….” Murrashax Muuse Biixi Oo Balan Ku Qaaday In Garoowe La Qabsan Doono Hadii….+ Akhri

0
165

“ Yaa Dagaal Ridi Kara Garoowe yaa La Waayi Doonaa….” Murrashax Muuse Biixi Oo Balan Ku Qaaday In Garoowe La Qabsan Doono Hadii….+ Akhri

Murrashaxa Jagada Madaxweynaha Somaliland Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo saxaafada la hadlay markii laga soo baxay kulan sadexda Murrashax la lahaayeen Komishanka Doorashooyinka waxa uu sheegay in ragii Somaliya u baxsaday ee waligood aan Somaliland wax tarin maantana aan Somaliland-tu daacada ka ahayn ay isaga uga baqayaan nabada qaranka.
Muuse Biixi waxa uu sheegay in sadexdooda murrashax ay yihiin rag saaxiibo ah oo aan nabada qaranka looga baaqayn waxa uu sidoo kale sheegay marka la leeyahay Somaliland dagaal sokeeye ayaa ka dhacaya cida dalka ku dhex dhuumanaysa ee arintaasi wada.
Murashax Muuse Biixi sidoo kale waxa uu sheegay in Puntland hadii ay joojin waydo arinta colaada la waayi doono Garoowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here