Yurub Geenyo Xamda Yar Iyo Fanaaniin Kale Oo Ka Mid Noqday Dadkii Xalay Lagu Qarxiyey Hotel Pizza + Miyey Dhinteen? Dawlada Oo Hadashay

0
2827

Ka dib xalay markii mar labaad la qarxiyey Hotelka PIZZA HOUSE waxa la sheegayaa in hotelka ay ku sugnaayeen fanaaniinta Yurub Geenyo, Xamda Yar. Maxamed Deeyoo iyo fanaaniin kale waxa sidoo kale war soo baxay lagu sheegay in kooxdani ka bad baadeen qaraxa isla markaana ay ka mid noqdeen dadkii cagahooda wax ka dayey ee orodka miciin saday.

Waxa soo baxaya war bixino dheeraad ah oo laga helayo qaraxa PIZZA HOUSE ee magaalada Muqdisho iyada oo ay jiraan dad caan ah oo la qarinayo oo xalay ku sugnaa hotelka markii qaraxu dhacayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here