Barack Obama Oo Si Lama Filaan Ah U Taageeray Somaliland+Muxuu Ka Yidhi Doorashay?

0
317

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa si lama filaan ah uga hadalay siyaasada dalka somaliland isaga oo fariin layaab noqotay ku soo qoray bogiisaTwitter.

fariintan ayaa ahad mid si dahsoo uu Obama uga taageeray siyaasada Somaliland isaga oo ku soo qoray Bogiisa Bulasha Ee Twitter-ka “geeska afrika xidis cusub ayaa ka curatay” tan macnaheedu ayaa ahada in somaliland uu ula jeedo horumarka ay ka gaadhay diqmuqraadiyada.

tan ayaa ku soo beegmaysa xili ay somaliland u diyaar garoowayso doorashada madaxtinimada oo dhic doonta 13/11/2017 waxaan beesha caalamku ku eegayasaa il gaaraha.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here