DEG DEG:- Cusbitaalada Burco Oo Markale Buuxsamay + Dhimashada Iyo Bukaanka Oo Is Tuuray Iyo Baroorta Maanta + Xabsiyadii Oo Mayd Yaalo

0
238

DEG DEG:- Cusbitaalada Burco Oo Markale Buuxsamay + Dhimashada Iyo Bukaanka Oo Is Tuuray Iyo Baroorta Maanta + Xabsiyadii Oo Mayd Yaalo

Magaalada Burco waxa dib uga bilowday xanuunkii shuban Biyoodka waxaana uu soo ritay maxaabiista xabsiga burco ku jirta iyada oo sidoo kalana uu ku fiday magaalada

Waxa buux samay cusbitaalada iyo goobaha la dhigo dadka shubanku ku dhaco iyada oo uu iminka marayo meel aad u saraysa xanuunku

Sida la sheegayo dhimasho ayaa jirta balse warar toos ahi ma soo bixin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here