DEG DEG:- Farmaajo Oo Sheegay In Uu Hargaysa Imanayo + Jawaari Oo Madaarka Uga Soo Degay Arinka Farmaajo + Muxuu Doonayaa (Akhri)

0
1895

DEG DEG:- Farmaajo Oo Sheegay In Uu Hargaysa Imanayo + Jawaari Oo Madaarka Uga Soo Degay Arinka Farmaajo + Muxuu Doonayaa (Akhri)

 

Madaxweynaha Somaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo waxa uu sheegay in uu booqanayo dhamaan maamul goboleedyada dalka ka jira oo uu Somaliland ku soo diray

Sidaasi waxa uu ku sheegay qayb aan wali la baahin oo ka mid ah waraysi uu siiyey Wariye Cabdisalaan Hereri o Universal ka socda

Hore waxaanu u baahinahay Jawaari oo Hargaysa yimi balse socdaalkisa lagu sheegay in uu madaarka nasasho ku ahaa waxase cadaatay in uu arimo farmaajo ku saab san kala hadlayey Somaliland

Socdaalka farmaajo ayaa ah riyo aan waxba ka suurta galayn sida laga filayo xukuumada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here