DEG DEG:- Somaliland Oo Gumaaday Ciidanka Somaliya + Dagaal Qarxay Iyo Tirada Dhimashada Rasmiga Ah Iyo Halka Laysku Dilay

0
972

DEG DEG:- Somaliland Oo Gumaaday Ciidanka Somaliya + Dagaal Qarxay Iyo Tirada Dhimashada Rasmiga Ah Iyo Halka Laysku Dilay

 

Taliyaha ugu sareeya ciidanka PIA- wuxuu u sheegay Warbaahinta in saddex maal mood  ka hor 40 nin oo 20 kamid ah Somaliland yihiin ciidanka Puntland isku soo dhiibeen si ay iyagu hawsha u fuliyaan. Waxa raga laayeyna waa kuwii isa soo dhiibay ee aan hubka laga dhigin iyagoo garab ka helay kuwii iyaga soodiray.

 

“”Dagaalka lagu laayey ciidanka Puntland ee Af-urur ayaa ahaa qorshe si dhab ah looga shaqeeyey oo siweyn loo maal galiyey ayuu yidhi Taliyaha Ciidanka Puntland.

 

Dhimashada ciidanka Puntland ayaa maraysa 80 iyo 50 dhaawac ah. Waxaa kale oo jira in Haween iyo Carruur badan la gawracay.

 

Labadii Sargaal ee ciidanka Puntland ugu sareeyey ee aaga Galgala joogay iyagu goobta ayey ku dhinteen kuwaas oo lagu magacaabo Cabdi Biriq, Warsame Muuse Axmed Yey. Korneyl Sangal iyo Tusbaxle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here