Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheekh Khaliil U Qoray Warqad Amar Ah + Axmed-zaki Oo Shawgii Laga Joojiyey Iyo Waxa Uu Yahay Amarka Siilaanyo

0
823

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheekh Khaliil U Qoray Warqad Amar Ah + Axmed-zaki Oo Shawgii Laga Joojiyey Iyo Waxa Uu Yahay Amarka Siilaanyo

Axmed Siilaanyo waxa uu wasiirkiisa diinta iyo aw-qaafta shalay faray isla markaana u gudbiyey amar ku salaysan in la yareeyo macsida iyo danbiga xiliyada Iidaha iyo dhalashada sanadka oo Somaliland lagu qabto bandhigyo iyo xaflado macsi ah

Hargaysa waxa ku sugan fanaanka Axmed-zaki oo ciidka Hargaysa bandhig ku qabanaya balse waxa suurta gal ah in amarka Madaxweynuhu saameeyo

Hore wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland waxa uu u joojiyey bandhig faned ay qaban lahayd Nasteexo Indho intii hore waa laa aamusay balse markii ay rabtay in ay Hotelka soo gasho oo heesto ayaa ciidan la dul dhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here