Qarax Sucuudigu Ka Danbeeyo Oo Iminka Muqdisho Gil Gilay + Maydkii Oo Dariiqa Wadhan Iyo Farmaajo Oo Qol Lagu Xidhay

0
790

Qarax xoogan ayaa ka dhacay wax yar ka hor magaalada Muqdisho ee xarunta somaliya waxaana qaraxaasi ku dhintay dad tiro badan halka tiro kalana ku dhaawacmeen.

Makhaayad lagu magacaabo Boosh oo ku taala wadada isku xidha Cusbitaalka Banaadir iyo Digfeer ayaa lagu dhuftay gaadhi laga soo buuxiyey waxyaabaha Qarxa.

Durba warar Muqdisho ka soo baxaya waxa arintan lagu eedaynayaa in sucuudigu ka danbeeyo qaraxan waxa kale oo la shegaya in ciidanka AMMISOM amaanka Madaxtooyada la wareegeen halka si gaar ah loo ilaalinayo qolka Madaxweynaha Somaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here