Shan Qodob Oo Lagu Hanto Haweenayda Aad Jacaylka U Qaaday + Maxaa Ka Mid Ah?

0
741

 

1- Ninka Qosolka badan ee Qosolkiisu yahay mid Maalaayacni ah, una sii dheer inuu Gabadha markey Afka kala qaadaba wax kasta siiyo. Ninka noocaas ah Haweeneydu wry ka Feejigan tahay, waxeyna Rumeysan tahay inuu Ninkaasi yahay mid aan Nolosha lala wadaagu karin.

2- Gabadha ka ilaali inaad uga Sheekeysid jacaylkaagii hore, waayo Arrintaasi waxey sababi kartaa inuu Fashilisa ku yimaado Xiriirka aad leedihiin Adiga iyo Gabadhu, waxeyna taasi la mid tahay Adiga oo aad Sumeysay, kana Fogoow arintaas.

3- Ha isku Dayin marnaba inaad mar walba uga Sheekeyso Naftaada iyo Hibooyinka aad ku Raaxaysaneysid waayo Gabadhu ma waxey kuu arkaysaa Nin isagu isku Mashquulsan, Gabadhu wax ku fali meyso Nin aan daneyneenin, Walwalkana aan la Qeyb saneynin.

4- Marnaba ha kala Hadlin Waxyaabaha ku keeni kara Niyad jabka ama aad wax walba dhinaca Xun ugu Fasirtid Ogoow Arrintaasi wey ku Naceysaa Gabadhu.

5- Ka ilaali inaad uga Sheekeysid Qalad hore oo ay galeen Ehelkeeda ama Qabiilkeeda, taasi wey sababi kartaa Kala tag iyo Xumaan Uurka leysugu qaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here