Siilaanyo Oo Kaligii Carabtu U Yeedhay + Socdaal Deg Deg Ah Oo Uu Hargaysa Kaga Baxayo + Khilaafkii Qatar Iyo Carabta Oo Meel Xun Maraya Iyo Somaliland Oo Go’aan Laga Sugayo

0
653

Siilaanyo Oo Kaligii Carabtu U Yeedhay + Socdaal Deg Deg Ah Oo Uu Hargaysa Kaga Baxayo + Khilaafkii Qatar Iyo Carabta Oo Meel Xun Maraya Iyo Somaliland Oo Go’aan Laga Sugayo

 

Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu socdaal gaar ah kaga baxayaa magaalada hargaysa isaga oo duulaya wadanka imaaraadka carabta oo looga yeedhay.

Sida la sheegay socdaalka Madaxweynaha cid kuma wehelinayso marka laga reebo marwadiisa gaarka ah waxana la filayaa in isbahaysiga sucuudigu hogaaminayo ay Somaliland ku khasbaan in ay dhinac raacdo.

Waxa la sheegay in Madaxweynuhu dalka ku soo laaban doono dhamaadka bisha barakaysan ee Ramadan.

Warar rasmi ah oo faah faah san kuna saab san socdaalka Siilaanyo kala soco saacadaha soo socda Kulannews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here