Siyaasi Maxamed Duur Oo Muqdisho Iska Dhiibay+ Qorshaha Ka Danbeeya Iyo Sida Uu Madaarka Uga Dhoofay

0
567

Siyaasi Maxamed Duur Oo Muqdisho Iska Dhiibay+ Qorshaha Ka Danbeeya Iyo Sida Uu Madaarka Uga Dhoofay

 

Aftahankii xisbiga Wadani Maxamed Nuur Caraale ayaa maanta oo arbaco ah ku sugan magaalada Muqdisho ee somaliya mana aha arin cusub ee waa siyasiga ugu socdaalka badan ee iskaga kala goosha Hargaysa iyo Muqdisho

Lama garan karo sida uu madaarka hargaysa ku dhaafay balse hore arintan waxa looga diiday ina Buubaa oo Passport somaliya sitay hargaysa ayaanu ku xayiran yahay

Wali ma cada in af tahankii xisbiga Waddani xamar iska dhiibay iyo in uu sidii caadada u ahayd dib ugu soo laabanayo hargaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here