Somaliland Oo Madaxweyne Siilaanyo Beenaale Ku Sheegtay + Arin Maanta Hargaysa Ka Taagan Iyo Sababta Uu Beenaalaha Ku Noqday

0
1793

Garyaqaanka Guud ee Somaliland Garyaqaan Cabdisamad Cumar ayaa beeniyay qoraal uu soo saaray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland kuna magacaabay guddiga Culimada oo dastuurku jideeyay waxaana garyaqaanku beenaale ku tilmaamay Madaxweynihii isaga magacaabay.

Arintaasi garyaqaanku waxa uu ku tilmamay mid aanay waxba ka jiri doonin isaga oo hadalka u dhigay in uu beenaale yahay madaxweynaha Somaliland

Garyaqaanka Guud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay xubno culimo ah oo la sheegay in loo magacaabay guddiga Culimada Somaliland, kuwaasi oo liiskooda laga soo saaray xafiiska afhayeenka madaxtooyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here