Somaliya Oo Ku Dhawaaqday In La Toogan Doono Nimanka Magafayaasha Ah + Magafaha Ugu Wayn Oo Burco Jooga + Magacyada Iyo Sawiradooda Oo La Soo Bandhigay

0
575

Safiirka Somaliya u fadhiya wadanka Liibiya Amb Kaalmooy oo waraahinta la hadlay waxa uu ka digay tahriibta saxaraha Liibiya loo soo maro waxaana uu sheegay in ay dadaal ugu jiraan sidii ay u soo furdaamin lahaayeen dadka ay haystaan kooxaha magafayaasha ahi
Safiirku waxa uu shegay in la toogan doono magafayaasha Somalida ee arintan ka shaqeeya waxaana uu ku baaqay in dadka Somaliyeed kala shaqeeyaan xogta rasmiga ah ee magafayaasha sidii ay ku heli lahaayeen si talaabo adag looga qaado
Magafayaasha ayaa inta badan dadka dhibaato iyo ciqaab adag mariya waxaana qofka isa oo xidh xidhan lagu samaynayaa jidh dil iyo garaacis halka dumarkana kufsi loo gaysanayo
Magacyada nimanka Magafayaasha ah ee la helay waxa lagu koobay Liibaan, cabdicasiis ajalam sidoo kale waxa war bixintan lagu xusay in magafaha ugu wayn uu u dhashay Burco waana ninka gadhka way ee sawirka ka muuqda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here