War Deg Deg Ah:Somaliya Oo Bilaayiin Doolar Ku Bixisay In La’Bur-Buriyo Doorashada Somaliland+Masuuliyin Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Gacanta Loo GaliyayLacgta(AKHRISO)

0
310

Xildhibaan Xuseen Carab oo kamidaa xildhibaanada BFS Iyo Maxamed Cismaan Fadal ayaa ka shaqaynaya inay carqalada galiyaa doorasha doorashada la filaayo bisha Novembar in ay ka dhacdo Gobalka Somalilan.

Dawlada federaalka ah ayaa ku bixinayso aduudun dhan saddex malyan oo doollar in ay rabshado ka dhacaan doorashada somaliland.

Dawlada ayaa lacagtan u dhiibtay Xuseen Carab Iyo Maxamed Cismaan waxaan kala shaqaynay xildhibaano dhawar ah oo ka soo jeeda gobolada somaliland waxaan balan qaad looga dhigay in wasiiro laga dhigi doono hadii ayku guulastaan inay carqalada galiyaan doorashada wax sidoo kale loo balan qaaday aduun dhan 20 milyan in lasiin doono

tan ayaa ku soo beegmaysa wakhti lasla dhex maraayo tun xisbiyada qaar loo tuhmaayo inay gacan saar la leeyihiin somaliya caalamkun uu isha si’gaar ah ugu hayo doorashada somaliland shaki kama jiro in somaliland hadii ay ka gudubto Doorashadan caalamku ugu yeedheen tijaabadii ugu danbaysay ee somaliland ku muuji nayso inaytahay dawlad caalamka kamidaa in madax loo sii dandoon xoriyadaba lasiin doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here