Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Geeri Ku Dhacday + Suxufi Iyo Sawir Qaade Caan Ahaa Oo Geeryooday Iyo Tiiraanyada Shaqaalaha

0
1266

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Geeri Ku Dhacday + Suxufi Iyo Sawir Qaade Caan Ahaa Oo Geeryooday Iyo Tiiraanyada Shaqaalaha

Alle ha u naxariistee hargaysa waxa ku guuryooday sawir qaadihii caanka ahaa ee Cabdinuur oo ku magac dheeraa Aboorey

Waxa uu ka mid ahaa odayaasha waayeelka ah ee shaqadu daacada ka tahay isla markaana hormuud iyo tusaale u ahaa shaqaalaha Somaliland

Waxa uu la soo shaqeeyey ilaa dawladii Siyaad Barre ugu danbayna waxa uu ka mid ahaa shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Somaliland maantan waa Marxuum oo wuu Geeryooday

Bahda Kulannews waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan ehelkii. Qaraabadii. Caruurtii iyo bahda wasaaradda warfaafinta Somaliland ee uu ka geeryooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here