Wasiiir Iska Casilaya Xukuumada Siilaanyo Saacadaha Soo Socda + Gurigiisa Oo Dhaq Dhaqaaq Ka Socda Iyo Cida Uu Yahay Ninka Iscasilayaa

0
299

Wasiiir Iska Casilaya Xukuumada Siilaanyo Saacadaha Soo Socda + Gurigiisa Oo Dhaq Dhaqaaq Ka Socda Iyo Cida Uu Yahay Ninka Iscasilayaa

 

Wasiirka dib u-dejinta Somaliland Cali Siciid Roygal oo mudooyinkii u danbeeyey xaalad xanuun u jiifay wararku waxa ay sheegayan in uu iska casilayo xukuumada uu tirsan yahay ee Siilaanyo.

Wararka qaar ayaa sheegaya in uu wasiirku isku casilayo arimo la xidhiidha xaaladiisa caafimaad halka qaarna sheegayaan in uu ka daba tagayo siyaasiyiintii Wadani ku biiray oo ay isku fikir ahaayeen.

Ma jiro war rasmi ah oo soo baxay balse koox wasiirada ka tirsan ayaa galabta jooga guriga Cali Siciid Raygal u jeedaduna ma cida wallow la sheegayo isku shaandhayn kale oo soo baxaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here