Wiil Reer Hargeysa Oo Magafe Ku Silcinayo Liibiya Oo La Ogaaday Xaafada Uu Hargeysa Kaga Noolaa Iyo Lacag Loo Ururinayo + Magaciisa Rasmiga Ah Oo La Helay + Isku Day Inaad Garato

0
610

 

Nasrudiin Xasan Shiil waa magaca rasmiga ah ee wiilka magafuhu lacagta darteed Liibiya ugu jidhdilayo kolba muuqaal uga soo duubayey oo lagu faafiyey baraha bulshada.

 

Xog rasmi ah iyo dabagal dheer oo Kulannews samaysay waxa ay ku ogaatay in Nasrudiin hargaysa u dhashay kuna noolaa xaagada Goljano da’diisuna ma gaadhin 20 waxaana la sheegay in hooyada dhashay wiilkani ay hore ugu wayday lacag ay u dirto sidaas darteedna uu u mutaystay jidh dilka iyo bahdilka shaqsiyadeed ee Liibiyaanku gaadhsiiyey.

 

Fadlan cid kasta oo Somali ahi ha ka qayb qaadato gurmadka loogu jiro Nasrudiin oo ah wiil somaliyeed oo dhibaataysan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here